CUNTOOYINKA U WANAAGSAN SOONKA

 Cuntooyinka uwanaagsan soonka 

Cuntooyinka ugu wanaagsan in lagu afuro

Timirta 

•Biyaha cad

•Boorashka

•Caanaha


CABITAANKA UGU WACAN 

Canbaha

• Liin macaanta 

• Babayga

• Qaraha /Xabxabka

• Qajaarka


KHUDAARTA CAGAARAN

 • Koostdada

• Baamiyaha

• Barbarooniga

• Saladhka 

• Kaabashka

• Kaarootada


POROTIINADA

Hilibka 

• Beedka/Ubuntu

• Kaluunka


KARBOHAYDAREETISKA YARYAREESO AADNA HA U'ISTICMAALIN

• bariiska 

• Baastada

• Roodhida

• Canjeelada/Laxooxda


Kusuxuuro Intan midkamida hadii aad helayso

• Sareenka 

• Soorta

• Garowga

• Galayda 

• boorashka


BIYUHA WAA 

1) Biyo Qabow 

2) Biyo qandac ah

3) Biyo kulul

CAB BIYAHA QANDACA AH ISKANA ILAALI BIYAHA QABOW INAAD KU AFURTO.


ISTICMAAL SALIIDAHA DABIICIGA AH

Saliid Qunbaha

• Saliid Lawska

• Saliid Saytuunka

• Saliid macasarada

Iska ilaali Cuntooyinka shiilan uma wanaagsana Qofka sooman.

1. Saanbuuska 

2. Burka/ quraaca

3. Haanbaygarka.

4. Shuwaarmada 

5. Saanwiijka.

6. Biisada.

7. Keega.

8. Kac kaca.

9. Xalwada.

10. Malawaxa.


Iska ilaali Cabitaanada ashitada leh sida.

 faantada 

kokoola 

isbaraydka 

7 upka..

RAMADAN KARIIM


Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post